Waxaa wadanka swezerland lagu qabtay xaflad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen xubnaha jaaliyada Ogaadeniya taageerayaasha iyo bulsho waynta soomaaliyeed ee taageersan halganka Ogaadeniya ee ay JWXO hormuudka u tahay.

Xaflada ayaa waxaa lagu furay sidii caadada  inoo ahayd wacdi diini ah iyo aayado quraanka kariim ah intaas kadib waxaa lagusoo dhaweeyay gudoomiyaha Jaaliyada Ogaadeniya wuxuuna kasoo jeediyay qudbad uu kaga waramayay halganka Ogaadeniya iyo marxalada uu maraayo.

Xaflada ayaa wuxu gaba gabadii kusoo dhamaaday si guul ah waxaana lagu balamay in lasii laban laabo halganka Ogaadeniya ee JWXO hormuudka u tahay.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay