Waxaa waraysi ku saabsan xabad joojinta ay  JWXO ku dhawaaqday siiyay idaacada BBC Focus on Afrika Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane Xassan Mocalim.

Waxaa gudoomiyaha wax laga waydiiyay arimo badan oo ku saabsan xabad joojinta halka dhinac ah ee ay JWXO ku dhawaaqday iyo arimo badan oo ku saabsan is badalada siyaasadeed ee geeska Africa kasoo cusboonaaday.

Hoos ka daawo.

ONA.

      1. hasan moalim
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay