Ogaysiis – Habeenka Germany iyo abwaanadda qaranka Somaliyeed Marwo Saada Cali
Waxaa loogu bishaaraynayaa dadweynaha Somaliyeed ee xoriyadda iyo midnimada jecel in 28ka Bisha April lagu qaban doono dalka Germany bandhig-faneed ay u soo wado abwaanadda Qaranka Somaliyeed Marwo Saado Cali.
Waxaa barbar socda Bandhig-faneedka arima badan oo quseeya umadda Somaliyeed iyo sidii loo soo celin lahaa sharaftii iyo qarankii Somlaiyeed ee cadwga dibadda iyo midka gudaha ay iska kaashadeen burburintiisa.
Faahfaahinta Bandhig-faneedka waa sidan;
Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=10174















