Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sannad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax. Dhiibistaasi waxay dawladda u abuurtay qalalaasihii siyaasadeed ee ugu weynaa sannadkaas tan iyo markii ay xukunka qabatay.

Isbeddellada ka dhacay Itoobiya ayaa keenay in ugu dambayn xabsiga laga sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax iyadoo dawladda Itoobiya ay liiska argagixisada ka saartay ONLF.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay