Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada horu dhaca ah ee kursiga degmada 5aad ee Congresska Maraykanka, halka Hodan Xasan iyo Maxamuud Nuur-na ay ku guuleysteen aqalka baarlamaanka ee gobolka Minnesota.

Dhinaca kalena kursiga ay bannaysay Ilhaan Cumar ee Aqalka Gobolka Minensota ayaa loo tartamay. Soomaalida u tartantay waxaa ka mid ahaa oo kurisgaana kuna guulaystay xalay Maxamuud Nuur.

Soomaalida ku dhaqan dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka Minnesota ayaa horumar la taaban karo ka gaadhay qaybo badan oo kamid ah siyaasada dalka Maraykanka.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay