Waxaa hada ka socota deegaanka Dhagaxley xaflad lagu xusaayo sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO).

Xafladan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay jaaliyada soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan xerada qaxootiga ee dhagaxley.

Xafladan ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada waxana dib idiin kala socod siin doonaa war bixinta oo dhamaystiran.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay