Waxaa magaalada Dhoobley ee dalka soomaaliya ka socota Xaflad balaadhan oo lagu xusayo sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aaskii aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO).

Xafladan ayaa waxaa soo abaabulay shacabka soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan magaalada Dhoobley.

Sanad walba xiligan oo kale waxaa loo dabaal dagaa markii la aas aasay ONLF 15/08/1984 oo ay kasoo wareegtay hada 34 sano maalinkan ayaa ah maalin ku wayn shacabka soomaalida Ogaadeniya ee gumaysi diid ka ah.

Warbixinta Xaflada waxaan idinkasoo gudbin doonaa dib inshaa allaaah.

ONA/Dhoobley.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay