Magalada Frankfurt ee dalka Jarmalka waxaa ka dhacay Shir aad uheer sareeya Kaas oo lagu xusayey Sanad Guuradi 34 aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia(JWXO)

Xalfada aya waxaa kasoo qayb galay Shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Germany
Xalfada Waxay Kooxda Hilaac Qaran iyo Abdi Badil kuso bandhigeen Suugan Halgameed iyo Riwayad aad usaraysa oo ka turjumaysa Xiligan Hada lagu jiro ee kala guurka ah.

Munaasabada waxa marti sharaf ku aha xubno matalayey Jaliyada Eritrea ee dalka Germany iyo Xubno kasocday Walaalaheena Somaliyeed ee kudhaqan Jamhuuriyadii. Somaliyeed

Intii Munasabada lagu jiray Aya waxa aroos heer sare ah loogu dhigay Mesha Xubno katirsan OYSU oo goor dhawayd ku aqal galay.

Munaasabada aya Waxay kuso dhamaatay Jawi Farxadeed iyo Is Jacayl Xubno dhexdooda ah

ONA/Germany.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay