Waxaa sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya qabanaysa Jaaliyada Ogaadeniya ee waqooyi bari kenya faraca Barsan ee magaalada Gaarisa.

Xafladan lagu maamuusayo sanad guuradii 34 aad ee JWXO ayaa waxaa kasoo qayb galaya Naftiihure Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax) iyo marti sharaf kale.

Wixii faah faahina hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay