Xafladan oo aad loosoo aggaasimay boqollaal Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Magalada Manchesterna ay kasoo qaybgaleen iyo waliba Jaaliyadaha kale  Leads, Birmingham iyo magalada london, liverpool iyo goobaha ka ag dhow manchester ayaa si guul iyo farxad leh kusoo dhamaatay. Faah faahinta barnaamijkan dib kala soco ONA iyo warbaahinta kale ee Somalida Ogadeniya.

Barnaamijkan oo Bahda Ilays Filimo idiinka soo diyarisay ayaa waxa kale oo Barnaamiyo looga diyariyay Radio Xoriyo iyo warbaahinta Qorahay Online oo dhamaantood goob joog ahaayen.

ONA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay