­Raysal-wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiye Axmed oo shalay saxaafada kula halayay xafiiskiisa magalada Addis Ababa ayaa sheegay inuu sii wadi doono Isbadalada uu ka wado dalka Itoobiya qiimo kastooy ugu kacdaba.

Abiye Axmed ayaa yidhi Waxaa iga go,an in aan 2020 ka doorasho xor iyo xalaal ah qabto codka iyo sanduuqana lagu kala baxo.

Raysal-wasaaraha Abiye Axmed ayaa tan iyo intuu xilka lawareegay waxuu wadaa dib uhabayn iyo iskushaandhayn dhinaca maamulkiisa ah waxuuna xooga saaraya  sifaynta TPLF iyo waxii aamin sanabaa fikradii ku dhisnaa dilka dhaca boobka iyo kufsiga.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay