Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan caasimada Addis Ababa ayaa sheegaya in hay’ada maamusha hawada Itoobiya ee magaceeda loo soo gaabiy (ATCs) ay bari shaqo joojin samayn doonto.

Shaqaalaha Air Traffic Controllers (ATCs) ayaa kacaban haya mushahaar la’aan iyo waliba daryeel la’aan Sideedii sano ee udambaysay soo haysatay waxayna wacad kumareen in uusan  bari wax duulimaad ahi baxaynin  hadii aana codsigooda sidhakhsa ah loofulin.Xukuumada Abiye Axmed uu hogaamiyo ayaa wajahaysa dhaqaalo xuma baahsan oo kooxdii TPLF ay wadanka galisay.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay