Ururka dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogaadeniya (OYSU) ayaa waxay qabanayaan shirkii wadatashiga iyo Abaabulka OYSU ee qaarada Europe, shirkan ayaa wuxuu furmi doonaa haduu eebe yidhaahdo 31/08/2018 wuxuuna soo xidhmi doonaa 02/09/2018 ka.

Shirka ayaa waxaa kasoo qayb gali doona wufuud balaadhan oo ka socota madaxda iyo ururka dhalinyarada OYSU.

Faah faahinta hooska fiiri.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay