Wararka hada nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in saaka aroortii ay soo dhacday diyaarad milatari oo helikobtar ah kuna dhinteen 15 Askari oo katirsan ciidanka gumaysiga Itoobiya iyo 3 qofoo shacab ah.

Diyaaradan ookasoo duushay ogadenya gaar ahaan magalada Diridhaba ayaa waxay ku dul burburtay xerada ciidanka cirka milatariga Itoobiya ee kutaala magalada Bishoftu oo udhow casimada gumaysiga Itoobiya ee adis ababa.

Lama oga sababta keentay burburka diyaaradan oo aan wax Ddd ahi kabad baadin

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay