Ururka dhalinyarada iyo ardayda Soomaalida Ogaadeniya (OYSU) qaarada yurub ayaa wuxuu shir uga furmay wadanka Norway magaalada Oslo, hadaba waxaa kusoo qul qulaayay taniyo wufuud balaadhan oo meelo badan isaga kala timaaday kuwaas oo kasoo qayb gali doona shirkan oo maanta furmi doona.

Shirka ayaa sidoo kale waxaa lagu macsuumay oona ka qayb gali doona hogaanka ururada Bulshada Mudane Rayaale Xaamud, shirkan ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa is badalada ka socda dhulka soomaalida Ogaadeniya iyo guud ahaanba Itoobiya waxaa kale diirada lagu saari doonaa loosii dar dar galin lahaa horumar fiicana looga gaadhi lahaa wax qabadka ururka dhalinyarada iyo ardayda soomalida Ogaadeniya (OYSU).

Shirkan ururka dhalinyarada oo saacado kabacdi furmi doona waxaan idiin soo gudbin doonaa warbixinada hadii eebe yidhaahdo.

ONA/Oslo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay