Waxaa goor dhawayd si nabad galiyo ah ku gaadhay magaalada Diridhabo wafti heer sare ah oo ka socda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee JWXO.

Waftigan oo intii mudo ahayd ba ku sugnaa magaalada Addis Ababa ayaa maanta u duulay Ogadenya iyaga oo socdaalkooda ka bilaabay magaalada Diridhabo. Waftigan ayaa si diiran waxaa ugu soo dhaweeyay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada.

Waxaa gagida diyaaradaha ee magaalada Diridhabo si maamuus leh ugu soo dhaweeyay shacab ay ka muuqato farxad iyo shucuur aad u saraysa. Hadaba hoos ka daawo muuqaalo hor dhac ah oo ay ONA heshay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay