Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa ku suggan wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo dalkaasi u tagay inay ka qeyb galaan Shirka iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo halkaasi ka bilaabmaya sadexda bishan.

Hase yeeshee shirkaasi ka hor ayaa waxaa kulmay Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiissa Shiinaha Xi Jinping oo heshiisyo kala saxiixday. Waxaa la filayaa in mashaariic taabo gal ah uu shiinuhu ka fulin doono dalka Soomaaliya. Shiinaha ayaa aad u danaynaya maalgalinta qaarada Africa.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay