Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogaadeeniya OYSU oo kulankoodii caadiga ahaa xagardheere kuqabsaday.

Shirka ayaa furmay abaare 9:00am waxaana kasoqaybgalay xubnaha ururka OYSU ooga diwaangashan xagardheere waxana furay gudoomiyaha ururka mudane Cali Wali oo usharaxay bulshada xaalada uu ururku kujiro hada.

Sidoo kale waxaa shirkan khudbado dar-daaran ah kasoojeediyey halgameyaal xubnaha faraca kamid ahaa oo shalay shaqo qaran u aaday Ogadeniya.

Waxaa sidoo kale dhalinyarta khudbad abaabul oo ku aadan doorkay kuleeyihiin halganka usoojeediyey Gudoomiyaha faraca mudane Xaaji A/casiis Mubaarak.

Xubnaha ayaa ugudanbayn fikiro iyo talo bixino soojeediyey.

Shirku waxuu soogabo gaboobay abaare 11:40am.

Baclay/ONA
Xagardheere.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay