Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar gobolka  Binshagul Gumus ayaa sheegaya in magaalada Daleti kadhacay dagaal u dhaxeeya  Qawmiyadaha Oramada iyo Binishangul ka waxaana halkaas kudhintay uguyaraan 12 ruux oo shacab ah.

Meelo badan oo Itoobiya kamid ah waxaa kasocda dagaalo udhaxeeya Qawmiyadaha kala duwan ee Itoobiya ku hoos nool, oo intooda badan dhul iyo arimo siyaasadeed isku haysta. majiraan wax xal ah oo tan iyo wakhtigan xaadirka ah laga gaadhay xasaradaha iyo dhibaatooyinka isir nacaybshaha ku salaysan ee qawmiyadaha u dhexeeya.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay