Wararka haatan nasoo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa waxay sheegayaan in raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed uu ku sugan yahay magaalada Asmara ee wadanka Eritrea, waxaana halkaas ku kulmi doona sida la sheegay hogaamiya yaasha sadexda wadan ee Itoobiya, somalia iyo Eritrea.

Mohamed Abdulaahi Farmaajo ayaa wuxuu imaan doonaa wadanka Eritrea wuxuuna ka qayb gali doonaa kulankan sadex geesoodka ah.

Ma cada ilaa hada waxay ka wada hadli doonaan sadexda dawladood ee Somalia, Eritrea iyo Itoobiya, dhawaan ayay hayd markii heshiisyo badan kala sixiix deen dawlada Erirea iyo Itoobiya.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay