Bahda Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan ONA muxaadaro diini ah oo ku saabsan kolba mawduuc kamid ah ma waadiicda khuseeya banii’aadamka.

Hadaba waxaad nala daawataan muxaadaran hoose oo ciiwaankeedu yahay ” Jacaylka Qur’aanka” oo uu noosoo jeedinayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed kuwa loogu jecel-yahay uguna shacbiyada badan, ee ka faa’iidaysi wacan meel kastood joogtaamba.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay