Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Finland ayaa waxay isugu timaaday Shir ay Kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kaladuwan ee bulshada Somaaliyeed ee Ku dhaqan caasimada dalka Finland ee Helsinki iyo Nawaaxigeeda.

Xafladan oo ahayd mid lagu xusaayay sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO) shirka ayaa waxa ka hadlay waxgarad Aqoonyahano, Culima awdiinka iyo Xildhimaano laga soodoorto Golayaasha deegaanka.

Waxaa Kale oo dhanka Khadka Telefonka kaga qaybgalay Halgame Abdikariim Sheikh Muse Qalbi Dhagax oo aad iyo aad ugu dheeraaday marxalada lamarayo iyo wixi ku dhacay asagoo daar daaran dheer u jeediyey Kasoo qaybgalayaasha wuxuuna ku dheerday in laga Shaqeeyo midnimada shacabka soomaaliyeed ee gumaysiga ku hoos jira.

Iskusooduuduuboo Shirka ayaa kusoodhamaaday Farxad iyo Rayn Rayn.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay