Maanta soo gaadhay magaalada Diri dhaba ee galbeedka wadanka Ogaadeniya afhayeenka Jabhada ONLF mudane Cabdiqaahir Hassan Hirmooge oo kamida waftigii JWXO ee tagay magaalada Adiss Ababa.

Waftigan ayaa waxay safar ku mari doonaan meelo badan oo kamida gobolada Ogaadeniya waxayna kulamo la qaadan doonaan qay baha kala duwan ee bulshada.

Mudane Cadaani hirmooge ayaa wuxuu kulam la qaadan doonaa shacabka ku dhaqan magaalada Diri Dhaba.

Hoos ka daawo sawirada soo dhawaynta afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay