Waxaa lagu qabtay xaflad balaadhan Magaalada Mineapolis gobolka Minnisota xafladan oo lagu xusayo sanad guuradii 34 aad ee jabhada Wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO).

Xafladan ayaa waxaa kasoo qayb galay dad wayne fara badan kuwaasi oo ka qayb qaatay xafladan lagu xusayay sanadguurada.

Xafladan ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin jabhadeed, xubno kamida jabhada iyo siyaasiyiin soomaaliyeed oo kasoo qayb galay xaflada.

Xaflada ayaa waxay kusoo dhamaatay gaba gabadii si guul ah.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay