Waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Adiss Ababa Jabhada Ginbot 7 Arbanyoj Burhanu Nega.

Shacabka ku dhaqan magaalada Adiss Ababa ayaa si diiran usoo dhaweeyay ayagoo isugu soo baxay wadooyinka magaalada Adiss Ababa.

Hoos ka daawo soo dhawayntii.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay