Wararka nagasoo gaadhaya caasimada gumaysiga itoobiya ee adis ababa ayaa sheegaya in shir madaxeedkii 33 aad ee urur gobaleedka IGAD bari ka furmi doono casimada Itoobiya ee adis ababa.

Shirka urur gobaleedka IGAD ayaa waxaa gudoomin doona raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ah oo ah guddoomiyaha ururka.

Qodobka lagaga hadli doono shirka ayaa lagusheegay arimaha koonfurta sudan, iyo waliba sidii xal looga gaadhi lahaa Colaada Eritrea iyo jabuuti,

Dhanka kale waxaa bari xubinimadii ururka igaad dib loogusoo celin doona dalka Eritrea oo khilaaf Eritrea iyo Itoobiya dartii uga baxay ururka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay