Waxa khudbad taariikhi ah ka jeediyay Magaalada Qabri Bayax Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muhumed Cumar oo safar ku tagay Magaalada Qabri Bayax. wuxuu si qoto dheer uga hadlay in xiligan loo baahan midnimo iyo in lagu faano Soomaalinimo.

Waxaa kale oo ka hadlay Hogaanka Cilmi baadhista ee Jabhda Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Mudane Xuseen Maxamad Nuur iyo Odayaasha iyo dhalinyarada Magaalada Qabri bayax.

hoos ka daawo Muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay