Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka amaanka Itoobiya dileen 4 ruux oo shacab ah halka ay 16 kale dhaawaceen.

Dilka dadkan shacabka ah ayaa yimid kadib mudaaharaado waawayn oo caasimada gobolka Gambelaha  kadhacay laguna dalban hayay Isbadal iyo dib uhabayn rasmi ah oo gobolka ka dhacda.

Dhanka kale caasimada gumaysiga Itoobiya ee Adis ababa iyo meelbadan oo kamid ah Itoobiya Waxaa kasocdo isku dhacyo udhaxeeya qowmiyadaha kala duwan ee Itoobiya ku hoos nool.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay