Madaweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay magaalada New York kula kulmay xubno ka socday muslimiinta Mareykanka.

Erdogan ayaa Mareykanka u yimid ka qeybgalka shirka 73-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Ka furmaya cariga Maraykanka gaar ahaan magaalada New York ee xarunta QM.

Khudbad uu jeediyay xalay markii uu Muslimiinta kula kulmay magaalada New York ayuu ku soo hadal qaaday xaaladda arimaha dalka Soomaliya, qaxootiga Suuriya, la dagaalanka ururka argagixisada ee ISIS, iyo aayaha magaalada Qudus oo uu sheegay in uu difaaci doono intii suuragal ah.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay