waxaa magaalada Hargaisa kasoo dagay hada Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha madax kamida Maamulka Soomaaliland, Hogaamiyayaasha xisbiyada Mucaaradka iyo Masuuliyiin kale.

Abdikariim ayaa wuxuu la hadlay saxaafada markuu garoonka kasoo dagay waxaana idiin soo gudbin doonaa war bixinta oo faah faahsan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay