waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay maanta garoon diyaaradaha caalamiga ah ee Madaarka Hargaisa Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo kamida masuuliyiinta Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO).

Hadaba waxaad hoos ka daawataan Muqaal qurux badan iyo warbixin laga diyaariyay soo dhawayntii Naftiihure Cabdikariim.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay