Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Itoobiya gaar ahaan gobolka tigrayga ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Jabhada Tigray People’s Democratic Movement (TPDM) oo tira ahaan lagu sheegay  2,309 Askari kasoo gudbeen magalada zalambess oo dhacda xadka  Itoobiya iyo Eritrea.

Jabhadda TPDM  oo  ah Jabhad udagaalanta Xoraynta gobolka tigrayga ayaa 28kii bishii ogosti heshiis lagashay taliska Itoobiya,waxaana maanta lagusoo dhaweeyay ismamulka tigrayga.Wararka ayaana intaas kudaraya in ciidankan lagu dari doono ciidanka gaarka ah ee maamulka tigrayga.

Itoobiya ayaa wadahadal ugu baaqday Dhamaan jabhadihii dagaalka kulajiray taliska Itoobiya waxana horay Itoobiya usoo galay jabahadii oramada ee OLF iyo tii amxarada ginbod 7

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay