Waxaa hada ka socda xarunta Gobolka Shabeele ee Godey qabanqaabo balaadhan oo ku saabsan shirka soo dhawaynta Waftigii kasocday jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee (JWXO) oo shalay gaadhay magaalada Godey.

Shacab aad u tiro badan oo aad ugu xiisa qaba la kulanka iyo soo dhawaynta madaxda ONLF ayaa isku uruursanaya fagaaraha wayn ee magaalada badhtankeeda ah. Shacabkan oo qaarkood ay ku labisan yihiin astaamaha iyo calanka jabhada ONLF ayaa wadooyinka waawayn ee Godey raxan raxan u socda.

hadaba hoos ka daawada muuqaalo hordhac ah oo ku saabsan qabanqaabada shirka soo dhawaynta madaxda ONLF.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay