Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen waxaa saaka shir balaadhan lagu qabtay xarunta Gobolka Shabeele ee Godey.

Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan qaybaha kala duwan ee shacabka Soomaalida Ogadenya ee ku dhaqan magaalada Godey iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa khudbado iyo warbixino meelo badan taabanaya kasoo jeediyay madax ka tirsan jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) oo socdaal ku maraya guud ahaan wadanka Ogadenya.

Hadaba shirkii magaalada Godey ayaa goor dhawayd si nabadgaliyo ah kusoo dhamaaday Ayaan helay muuqaalo hordhac ah oo muujinaya qaabkii uu shirku udhacay ee daawasho wacan.

ONA.

.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay