Dhalinyarada Minneapolis/Minnesota ee isku bahaysatay hal-abuurka halganka iyo taageerada shacabkooda dulman ayaa waxay idiin soo diyaariyeen habeen qiima badan oy ugu magac-dareen (Ogaden Night).

Waxaa dhamaan shacabka Soomaliyeed ee daggan Minneapolis gaar ahaan dhalinyarada loogu baaqayaa inay ka soo qaybgalaan habeenkan taariikhiga ah, waa 21ka April, halkaasoo loogu soo bandhigi doona arima badan oo xiisa galiya.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay