Waqooyiga Gobolka Tigrey waxaa ka socda kacdoon ka dhan ah maamulka Gobolka. Kacdoonkan oo ay wadaan shacab asal ahaan kasoo jeeda qawmiyada Axmaarada ayaa waxa uu u dhexeeyaa dhacabka iyo ciidanka booliska ee Tigrey.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay