Shacabka ku dhaqan Magaalada Godey  ee xarunta Gobolka Shabeele waxaa la War galinayaa in Maalinta Axada ah in la qaban doono Xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo heshiiskii dhex maray Jabhada ONLF iyo Itoobiya.

Dhamaantiin kasoo qayb gal wanaagsan waxaa lagu qaban doonaa Garoonka kubada Cagta ee magaalada Goday.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay