Iyada oo maalmo yar ay ka hadhsan yihiin doorashada xiliga dhexe ee dalka Mareykanka ayaa waxaa jira dad sii bilaabay in ay codkooda sii dhiibtaan.

Doorashadan oo dhaceysa lixda bishan November ee aan ku jirro, ayaa dadka xilliga hore sii codeynaya waxay sanadkan aad uga badan yihiin kuwii codeeyey doorashadii xilliga dhexe ee sanaddii 2014- kii oo tiro ahaan ay inta ka yaraayeen dadkii codkooda dhiibtay.

Meelaha ay dadku sii codeynayaan ayaa waxaa ka mid ah gobollada ay Soomaalida ku badan yihiin ee Minnesota, Ohio iyo kuwa kale. Ajaanibta ku dhaqan Maraykanka ayay dhibaato balaadhan lasoo daristay tan iyo intii uu xilka madaxtinimada dalka qabtay Donald Trump.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay