Blantii la dhigtay ayaa la’isugu yimid. Qofwalbana ujeedo ayuu ka lahaa wadahadalka loo balamay. Cayaartii ayaa sidaa ku bilaabatay. Ugu dambayntiina waxaa lagu heshiiyay in la balaadhiyo fadhiga dambe, waxaana laga codsaday kooxda ka socota safaaradda inay ka caawiyaan sidii dad kale oo hawshan kala shaqeeya loo heli lahaa gaar ahaan dad aaminsan fikirka nabada si loo helo shacbiyad.

Taasoo uu General Tafasse ballanqaaday inuu nin Somali ah oo uu ku sheegay nin culimo ah oo aad u wanaagsan laguna kalsoonaan karo uu ku soo xidhi doono.

Halkan ka dhamaystiro.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay