Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan Gobalka Harerida ayaa sheegaya in Oridin Bedri loo doortay Madaxwaynaha Kililka Herarida.

Mr. Oridin Bedri ayaa waxa uu xilka kala weereegayaa Murad Abdulahi oo ilaa 2005 tii xilkan soo hayay. Inta badan madaxwaynayaashii kililada Itoobiya ayaa lawada badelay marka laga Reebo dhowr kilil oo ay kamid yihiin Amxarada iyo Oramadu.

Taliska cusub ee Itoobiya ayaa doonaya in uu meesha kasaaro dhamaan dadkii xidhiidhka la lahaa kooxdii gabalkeedu dhacay ee TPLF.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay