Radioxoriyo oo lagu sameeyay isbadal balaadhan ayaa wuxuu la socdsiinayaa dadweynaha sharafta leh ee ku taxan idaacada inay ka dhagaysan karaan khadka telefonka. Waxaa kaloo la xasuusinayaa in la kordhiyey maalmaha ay idaacadu hawada soo gasho oo laga dhigay afar maalmood todobaadkiiba.

Waxaad idaacada ka dhagaysan kartaan telefonada idinkoo raacaya qaabkan hoos ku qoran.

Markaad lambarka ay idaacadu kasoo gasho(+16417153800) garaacdo ee aad ku xijiso access code(5126014)

Ø  Waxaa si automatic ah usoo galaya idaacad kasta oo baxda fiidnimada Isniinta habeenka Talaadadu soo galayso, kana soo galayso lambar eber(0)

Ø  Hadaad doonayso inaad dhagaysato idaacada baxaysa fiidnimadaTalaadada habeenka Arbacadu soo galayso ku dhufo lambar Koow(1)

Ø  Hadaad doonayso inaad dhagaysato idaacada baxaysa fiidnimada Jimcaha habeenka Sabtidu soo galayso ku dhufo lambar Labo(2)

Ø  Hadaad doonayso inaad dhagaysato idaacada baxaysa fiidnimada Sabtida habeenka Axadu soo galayso ku dhufo lambarka sadex(3)

Si aad aad u sii fahantaan dhagaystayaal waxaan halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa shax ay ku qoran tahay kuna cadahay idaacad walba lambarka ay kasoo galayso. 

     Ku dhagayso Phone-kaaga Radioxoriyo  +16417153800 Access code:5126014

Number

Day

Time- East Africa Time

0

Isniin

19 :00 PM – EAT

1

Talaado

19 :00 PM – EAT

2

Jimce

19 :00 PM – EAT

3

Sabti

19 :00 PM – EAT

 

Maamulka Radioxoriyo.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay