Wasiirkii Britain u qaabilsanaa ka bixitaanka Midawga Yurub ayaa is casilay wuxuuna sheegay “in isaga oo ay wanaag ka tahay uusan taageeri karin” heshiiskan ka bixitaanka Britain ee Midawga Yurub aan aan isaga u cuntami karin.

Theresa May, Ra’iisul Wasaaraaha dalka Britain (Ingiriiska) ayaa ku dhawaaqday xilli dambe oo Arbacadii lasoo dhaafay ah in ay heshay taageerada Golaha Wasiirrada ee heshiiska u dhexeeya Midawga Yurub iyo dawlada Britain, ka dib shan saacadood oo ay shir kula jirtay Goleheeda Wasiirada.

Tiro wasiirro ah ayaase la fahamsan yahay in ay sheegeen hadallo ka dhan ah arrintaas, ku waas oo dhamaantood ka biyo diiday qaabka loo maareeyay heshiiskan oo ay aad u saluugeen.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay