Ciidanka cadawga ayaa dhac iyo boob joogta ah ku haya dadka ogaadeenya  ,waxaa kale oo maalin kasta xabsiga la dhigaa dad  aan waxba galabsan islamrkaana lagu ciqaabaa   gudaha xeryaha cadawga

Arintan ayaa waxay qayb ka tahay nolosha dadka ogaadeenya ;

 

17/4/12 ayaa dad laga soo taxaabay  tuulada Bilcilbuur waxaa loo gaystay dhac iyo xadhig  waxaana dadkaa lagu soo xidhay magaalada Dhagaxbuur  iyagoo laga dhacya 15 neef oo adhi ah.

Axmed xaashi

Fardawsa sulub

Xaashi maxamed daa,uud

Ina siyaad  cumar umal

13/4.12 waxaa lagu xidhay magaalada Gunagado   

Qorane faarax dhidar

Fardawsa aadana cabdi

Hinda maxamed aw abiib

Khadra macalin aadan

14/4/12 waxaa dhac loogu gaystay  Balalaha oo ka tirsan Galaalshe

Ruqiya maxamed caruus oo laga dhacay  2900

10/4/12 waxaa lagu xidhay magaalada  Cobale

Xassan muxumed bayr

Cabdi  hogod

Xabsiyada ku yaal gudaha xeryaha cadawga  ku sugan ogaadeenya ayaa waxaa loo abuuray in  si aan aabo yeel lahayn loogu ciqaabo dadka ogaadeenya .

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay