Waxaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Finland la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada balaadhan oo loogu magacdaray -Ogaden Night – oo lagu xusayo halganka ay shacabka Somaliyeed ee Ogadenya ugu jiraan aayo-ka-tashigooda.

Caweyskan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Helsinki 12ka bisha May hadii Eebbe idmo.

Ha moogaanina, wixii faahfaahinna kala xiddhiidh lambarada ku lifaaqan xaysiinta.

 

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay