Waxaa hada hoolka Sayidka ee magaalada Jigjiga kasocoto qabanqaabada xaflad balaadhan oo ay madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya JWXO kulahadli doonaan xubnaha iyo taageerayaasha JWXO.

Waxaa si xowli ah hoolka ugu Soo qulqulaya dadwayne aad utiro badan oo doonaya in ay dhagaystaan warbixinta madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya JWXO ay munaasabada kajeedindoonaan. Waxaana durba buux dhaafaya madasha ay munaasabadu kasocoto oo ah hoolka wayn ee Sayidka ee magaalada Jigjiga.

Kulankan oo aad muhiim u ah wixii kasoo baxa kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia ONA.

ONA/Jigjiga.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay