Sawiradan waa Shirki ka dhacay magalada Manchester halkaas oo Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee ku dhaqan Greater Manchester ay kula kulmeen Gudoomiyaha JWXO. Warbixintan oo Xiiso badan leh waxaad ku daawan doontaan Barnaamijyada Ilays. iyada oo maqal iyo muqaal ah.

ONA

 
 

1 Comment

  1. mohamed says:

    maansha allah runtii waa wax lagu farxo hawsha meesha ka dhacday noolow gudoomiye runtii waa lagugu diirsaday cimrigaaga ilaahay ha dheereeyo noolow qabanqaabiyayaashana mahadi haka gaadho halkaa kahaya waa inaan halkaa kawadnaa ixtiraamaka hogaankeen gool iyo gobonimo

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay