Waxaa lagu jiraa qaybihii hore ee munaasabada JWXO  maanta Kasocota hoolka Sayidka ee magaalada Jigjiga.

Waxaan dhexmaaxaynaa qaybihii sugaanta, waxaana dadwaynaha maaweelinaya Abwaaniinta Ogadenia oo uu kamid yahay Abwaan Maxamuud Jaangoo, kaas oo wuxuu ilaahay kumanaystay dadka kumaaweelinaya.

Dadwaynaha ayaa sacab iyo sawaxan kusoo dhawaynaya Abwaaniinta oo mid mid usoo istaagaya maslaxa waxayna dadwaynuhu muujinayaan farxad aad uwayn.

Dhinaca kale waxaa goor aan fogayn munaasabada ka hadli doona Madaxda JWXO oo kalmado aad looga dhursugayo dadka usheegi doona.

Wixii Soo kordha kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia ONA.

ONA Jigjiga.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay