Axsaabta Siyaasada Gobolka Oromada Oo Shir U furmay.
Waxaa maanta kulan wada tashi ah isoogu yimid 14 xisbi oo Oromo ah waxayna kawada hadlayaan danaha Oromada iyo siday isbadalka Itoobiya kasocda ugarab istaagi lahaayeen.
Shirkan Oo Maamulka Oromadu sooqaban qaabiyay ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxda ugu saraysa asxaabta siyaasada Sidada sida Madaxwaynaha Maamulka Oromada lemma Megersa, Gudoomiyaha Ururka Olf Daaud Ibsa,aqoonyahanka,waxgaradka,dhalinyarada iyo dhamamaan dadka caanka ah ee udhashay Qowmiyada oromada
Ururada Oromada ah ee maanta kulamay ayaa dood dheer iyo falanqayn kadib waxay samaysteen gudi isku dhaf ah ooka kooban madaxda 14ka xisbi ee maanta kulantay iyo dadkaloo caan ah oo bulshada qaybaheeda kala-duwan lagasoo dhax xulay waxayna sii wadi doonaan kashaqaynta midnimada shacabka Oromada.
Kulanka wada tashiga ah ee maanta Oromada Ufurmay Magalada Adis Ababa ayaa ah mid kudayasho mudan waxaana loo baahanyahay in Somalidu gacmaha isqabsadaan dantoodana umidoobaan.
ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.