PhD: Ugaas mahamoud Ugaas oo kamid ah  aqoonyahanka u dhashay wadanka Ogadenia  ayaa  soo bandhigay  barnaamij xiisa badan oo ku saabsan  isbadalka  ka dhacay Ogadenia iyo  xaalada mustaqbalka  Ogadenia ee Salka  ku hayay imaatinkii Jigjiga isagoo  sifiican u qeexay  hadafka iyo ujeedka ka danbeeyay.

Ugaaska oo kamid ahaa gudigii wadahadal ONLF iyo  Ethiopia ayaa soo bandhigay Hiigsiga ONLF iyo rajada shacabka Soomaalida Ogadenia ka filankaro isagoo intuu ku sugnaa Ogadenia 100 oday dhaqameed way diiyay  su’aalo ku saabsan ONLF iyo Ethiopia .

Hoos ka Daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay