Xoghaya guud  ee Jabhada wadaniga xoreynta Ogadenia  Mudane  Abdirahman  sheekh Mahdi Madey  ayaa  wareysi dheer oo  xiisa badan la wadaagay  bulshada Ogadenia. Mr Madey ayaa   wuxuu  sifiican u sharaxay  heshiiskii dhaxmaray  ONLF iyo Ethiopia, sidoo kale wuxuu  Xoghayaha  ONLF  wax laga waydiiyay  qodobka aaya ka talinta shacabka Ogadenia ooy baryahan  bulshadu aad u hadal heysay.

Mr.Madey ayaa  ku nux nuuxsaday inaan laga tanaasuli karin qodobkaasi,muqadasna yahay  aaya ka talinta xoriyada Ogadenia.

Hoos ka Daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay